Somaliland oo jawaab kulul ka bixisay gudigii uu Magacaabay Madaxweyne Farmaajo (Akhriso)

Maamulka Somaliland ayaa ka soo horjeestay talaabadii uu shalay madaxweynaha Somalia ku magacaabay guddi loo xilsaaray wadahadalka Somalli iyo Somaliland. War-saxaafadeed ka soo baxay goor dhow Madaxtooyada Somaliland ayaa lagu sheegay shuruud adag oo Somaliland ku xirtay wadahadalka labada dhinac taasoo ah in Somali cadeyso iney burburtay midnimadii Somaliweyn, ayna Somalia iyo Somaliland yihiin labo … Continue reading Somaliland oo jawaab kulul ka bixisay gudigii uu Magacaabay Madaxweyne Farmaajo (Akhriso)